Main Menu
Subscribe 2 Somatca
Name:
Email:
Air Accidents
  • Air accidents in Somalia
  • Crash of the century  KLM & PAN AM
Online visitors
We have 4 guests online

Somali Air Traffic Controllers Club in Diaspora

Turkish Airlines now operate twice weekly passenger service from Istanbul via Sudan’s capital, Khartoum

Somatca 2012-05-16  Turkish Airlines has for the first time started direct flights to Mogadishu  from  Khartoum in an effort to end tiresome trip between the two countries involving transit to neighbouring countries which causes unnecessary delays, corrupt officials targeting Somalias and bureacratic nightmares.`

Read more...

 

Shirkada Air France oo 146 euro lagu ganaaxay

Somatca Jimco 13-Janaayo-2012: Shirkada diyaaradaha ee Air France ayaa lagu ganaaxay 146.000 euro ka dib markii nin ka mid ah rakaabkii la socday uu qaxwo uu ka cabay ku jiraday isla markii ay diyaaradii waday ay soo cagadhigatay isbitaal loola cararay oo qaliin lagu sameeyey ayaa maxkamad ku taal Faransiis ah ku heshay danbi in shirkada Air France oo qaxwadii la siiyey ninkaan ahayd mid uu ku jiraday isagoo waligiis horay u xanuunsan.

 

Rotterdam airport oo 16 kordheen rakaabka isticmaalo

Somatca Jimco 06-01-2012 : Gegida diyaaradaha soo cagadhigtaan ee Rotterdam ayaa waxaa kordhay 16 % rakaabkii isticmaalay Rotterdam airport . Rotterdam airport ayaa horay waxaa loo dhihi jiray Zestienhoven, ayaa hadda waxaa lagu magacaabaa rasmi ahaan[Rotterdam The Hague airport] Rakaabka isticmaalay ayaa gaaray 1,158,420 rakaab ah sannadkii la soo dhaafay ee 2011.

Read more...

 

Gegigda Schiphol Amsterdam oo gashay kaalinta 4aad Yurub 2011

Somatca Jimco 06-01-2012 Waxaa isticmaalay rakaab dhan 49.8 malyuun. Khadka ay u duusho shirkada diyaaradaha ee KLM Air France oo horay u ahayd 301 magaalo ayaa waxaa ku soo biiray 12 magaalo oo hor leh.  Schiphol Amsterdam waxaa ka horeeya oo kaliya gegooyinka diyaaradaha ee London, Frankfurt iyo Paris Faransiiska.Schiphol Amsterdan 2011 Waxaa gegidaan diyaaradaha soo cagadhigtaan kasoo dagay diyaarado dhan 420.245 diyaaradood,   halka xamuulka  maray gegida diyaaradahana uu dhamaa 15.5 tan oo xamuul ah.

Read more...